baribaa waxa riyooday nin wuxuu ku riyooday iyadoo lagu leeyey orodoo dakaa kiniisadaa jooga sootuki kadib waxuu u kacay xaga kiniisada kadib boobkii ayaa arkaynikanmuslimka ah ee dhexjooga wuxuu waydii dadkii lajoogay inttaany jawaabin isagiibaa jawaabay oo yidhi meesha miyaa alle lagu caabudayn kadib haa ayuu yidhi baadarigi nikii wuxuu waydiiyey 11 su aalood wuuna kajawaabey baadarigii hal su aal ah ayuu waydiiyey kadib aadbuu ucadhooday baadarigii hareeraa ayuu eegay wuxuu jiclaystay in ninkan lagasaaro meesha strong text
©